X

Xasan Culusow oo boob u tafaxaytey iyo guddi muhiima oo u kala direy

Madaxweynaha fadhiidka ah ee gaalka weyn ee Maraykanku dabada ku wato ayaa kala direy guddi aad u muhiim ahayd oo hubinaysay inaanu boobin xoolaha masaakiinta dhinaca kalana isha ku haysay kooxda Xalane ee tuugada ka wado dalka.


Guddigan la kala direy ayaa ahayd guddi xalaal cuna oo aan la duufsan karin. Su’aasha weyn ee is la weydiin karo ayaa ah yaa ku amray inuu guddigaan musuqmaasuqa kala diro.

”Way cadahay in guddigaan uu ka kaadin waayay kadibna uu is yiri kala dir soona dhiso mid boobka kula qaadata si kale looma dhigi karo ayuu yiri Cali Calasow.



Waxan shaki ku jirin inay kala diristan wax ku leedahay kooxda Xalane waayo guddigaan waxay ku daba jireen kiisas musuq xuna oo ka socday xerada Xalane ayuu raaciyay Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.