November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Aan ku qaybsano shaqada 4.5 haddii qabyaalada laga deyn waayay: masuul Somalilaana

Aan ku qaybsano shaqada 4.5 haddii qabyaalada la deyn waayay. Waxa sidaas yiri masuul ka tirsan Somaliland oo khaati ka joogsaday shaqooyinka dadkii u ehelka ahaa aan loo dhiibin ee qabyaalada lagu qaybinayo.

Run aan isku sheegno biyaad rabtaan markaasaa shaqadii loo dhiibayaa dad aan u ehel lahayn. Waxa cajiiba in dawlada dhexe lagu qaysado 4.5 maxaa dhici lahaa haddii xagana 4.5 lagu qaybsado.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=DmnD6YtbVik[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS