Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wasaarada maaliyadu maxay kula heshiisay maamulada hoostaga dawlada dhexe

Wasaarada maaliyadu maxay kula heshiisay maamulada hoostaga dawlada dhexe. Waxa baryahan shir uu uga socde magaalada Muqdisho shir uu garwadeen ka yahay Dr C/raxmaan Beyle oo isku dayaaya inuu mideyo cashuuraha xad dhaafka ee lagu dhibo dadka shacabka kana dhigo mid.



Cashurahan ayaa waxa qaarkood urursada maamul jufeedyada ayagoo dadku dib u arag waxna loogu qaban laakiin ku dhaca jeebabkooda.

Waxa kalo jira cashuuro baada oo argagxisadu ka qaadato shacabka masaakiinta iyo baayacmushtariga meelkasta oo joogan Koofurta dalka.



Hadaba hoos ka akhriso heshiiska ilaa hadda wasaaradu la gaartey maamul goboleedyada hoostaga.

in madasha wasiiradda maaliyada ee dalka ay ahmiyad gaar ah siiyaan habsami usocodka hawlaha guddiga si looga miro dhaliyo hadafka mideynta Maamulka Maaliyada ee dalka.



In la mideeyo sharuucada caanshuraha iyo siyaasadooda guud kaaso ka soo bilaabanaya golayaasha maamul goboleedyada ka hor inta aan la horgeynin golayaasha Dowladda waana inuu waafaqaa sharuucda maaliyadeed ee dowlad goballeedyada.

In shir deg deg ah wasiiradu ay isugu yimaadaan bisha sideedaad dhexdeeda si looga arrinsado qodobada ku jira sharciga canshuuraha.

In la casiriyeeyo dhammaan maamulka iyo maaraynta canshuuraha

In la dhiso xubno loo tababaro arrimaha la xiriira furdooyinka, kuwaasoo noqonaya 12-xubnood oo min 2-xubnood uga kala imaanaya maamul goboleedyada iyo Dawladda dhexe.

Warbixintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...