X

Waa sidee xaalada degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee laga xoreeyay cadowga ummada Somaliyeed

Waa sidee degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee cadowga ummada Somasliyeed iyo bani aadamku haystey muddo sanado ah. Degmooyinka ayaa la xoreeyay usbuucii hore iyadoo firxadkii argagixisada shabaab uu hadda isugu ururey gobolka cidlada ah ee Jubada dhexe.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.