08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Abwaan Axmed Siciid Afgudhiye oo aas balaadhan loogu sameeyay Boorama

Abwaan Axmed Siciid Afgudhiye ayaa aas balaadhan loogu sameeyay Boorama. Abwaanka ayaa shalay ku geeriyoodey magaalada Hargeysa oo uu xanuun u jiifay.

 Abwaanka ayaa aad looga yaqaanay dalalka Somaliya iyo Jabuuti. Murtidiisa ayaa aad u balaadhneyd.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=eqeEOdyZdI8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS