X

Abwaan Siciid Saalax oo ka sheekeeyay fanaaniintii Waaberi ee sonkorta ka dhameeyay Shiinaha

Abwaan Siciid Saalax oo Muqdisho ku sugan ayaa taabtey waayihii wacnaa ee uu soo maray tiyaatarka qaranka iyo qisooyon cajiiba oo ku duugnaa.
Wuxuu ka hadley ruwaayadii ugu horeysay ee lagu furey tiyaatarka. Waxa raaca sheekada cajiibka ah ee sonkorta.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.