X

Booliiska Nayroobi oo shaaciyay magacyada Somali baasabooro kala duwan wata oo ay qabteen

Ciidanka Kiiniya magaalada Laamu ayaa sheegtay inay iska caabiyeen argagixisada Shabaab ee ay heshiiska ku yihiin xasilooni darada iyo sii burburinta qaranka Somaliyeed. Dhawaan ayay ahayd markii labaduba kala sheegteen guulo.


Booliiska magaalada Nayroobi ayaa shaaciyay magacyada Shan Somali ah oo Kala wata baasabooro Kala duwan oo ay sheegeen inay basaasayeen maqaaxi uu Ku dhexyaalo meelaha lagu caweeyo.


Magacyada shantan Somalida oo ay ku jiraan laba gabdhood ayay ku Kala sheegeen Hodan Cabdi Ismaaciil, Maxamed Xasan Bariyo, Ifraax Maxamed Abshir, Maxamed Aadan oo Kiiniyaati dirawalna ku sheegeen iyo Maxamed Cabaas Maxamuud oo wata baasaboor Maraykana.


Waxayna soo bandhigeen alaab ay sheegeen in lagu qabtey oo ay ku jiraan lacago kala duwan, laabtob, iyo alaabo kale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.