AC Milan oo ciyaaraha laga mamnuucayo hal sano. Kooxdan Talyaaniga ah ee caanka ah ayaa lagu helay is daba marin lacageed oo qalad ku ah sharciga urur ciyaareedka ee Yurub.
AC Milan oo uu ilaa sanadkii hore lahaa raiisal wasaarihii hore ee Talyaaniga Berlusconi ayaa waxa uu ka iibiyay kutlad Shiine ah oo isla markiiba bixiyay lacag gaaraysa 200 oo milyan si naadiga dhig cusub loo geliyo.
Ac Milan ayaa sheegtay in urur ciyaareedka Yurub cadaalad falin oo xisaabta naadigu is leedahay kuna jirin deyn balaaran.
Waxa la filayaa inay racfaan ka qaataan xukunka urur ciyaareedka Yurub.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS