Ciidamada feejigan ee amniga Muqdisho ayaa toogtey afar argagixiso oo midi tahay haweenay. Argagixisada oo xilliga la tooganaayay ku jirey inay dilaan masuul Ka tirsan dawlada ayaa la ogaadey kadibna la toogtey.
Ciidanka Boliiska ee degmada Howlwadaag ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan isku day dil lala beegsan rabay Agaasimaha Howlaha Wasarada Waxbarashada Mudane Abdi Gare.
“ Israsaaseynta ka dib waxeey ciidamada toogteen dhagarqabayaasha oo ahaa 3 wiilal iyo hal haweeney oo hubka u siday. “ Ayay tidhi Sakiya Xuseen
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay