11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afarta qodob ee ma dhalayska ah: waxa fasiraya Suxufi Faysal Abroore

Dhibanaha boqran waxa lafoguraya suxufi Faysal Abroone oo ay ku jiraan 4 mashaariic oo ma dhalaysa. Suxufiga ayaa qaba in Amisom iyo kooxda argagixisada ee shabaab isku xiran yihiin oo marka hore la horeysiiyo in dalka laga saaro Amisom. Wuxuu taabtey dadkii qaraxa lagu diley meel lagu xuso maxaa loogu samayn waayay.





ARAABINEWS