Saturday, May 30th, 2020
header

Muslimiin Somali ku jjrto oo ka banaanbaxay khaniis la barayo caruurta Ingiriiska

Muslimiin ay Somali ku jitto ayaa banaanbax balaaran ka dhigey caasimada labaad ee Ingiriiska kadib markii dugsi muslimiintu ku badan yihiin laakiin khaniis ka yahay maamule uu isku dayay inuu ku socodsiiyo duruus cusub oo khaniiska taageersan.



Khaniisiinta Ingiriiska oo aad u farabadan awoodna ku leh meelo badan oo barlamaanku ka mid yahay ayaa sanadihii dambaba mariyay barlamaanka sharciyo iyaga u gaara oo ay ka mid yihiin in loo ogolaado in khaniisku is guursadaan.

Khaniisiinta Ingiriiska ayaan si toosa isku muujin karin laakiin hawshooda hoosta ka wada haddana ka mida sharci dejiyeyaasha ugu weyn ee dalka.



Sharciga ay rabaan in caruurta loo dhigo ayaa waxa ku jjra xorta ilmaha u leeyahay in khaniis noqon karo ayadoo ujeedadu tahay in caruurta yaryar lagu bilaabo in khaniisku caadi yahay oo la koraan sidaana lagu abuuro bulsho khaniiska iyo khaniisada ogol.

Waxa xataa sharciga lagu daray in waalidka loo ogolryn inay caruurtooda kala baxaan xiisadaha noocaana oo caadiyan la ogolyahay xiisadaha khuseeya arimaha xubnaha taranka oo taas lafteeda hadda la rabo inoo dhigo dhalaanka afar jirka ah.



Waalidiinta dugsigaas oo ku qaylinaya diidney in waalidka daaqada laga saaro ayaa dugsigaas syna soo xaadirin in ka badan 400 oo ardey. Taasina waxay keentay in laga noqfo xiisadaa.

Sharcigan khaniisiintu wataan ayaa welli horyaala barlamaanka waxase markiiba lagala hortagey diidmo.



Sharciyada khaniisiinta ayaa daaqada ka tuurey erayga waalid ama nin iyo naag iyo erayga guur waxayna ku bedeleen “la noole ama la qaybsade” si loo qariyo ninkeyga ama xaaskeyga.

Waxay kaloo ay faafiyaan erayga af-Ingiriiska lagu yiraa Jender oo aan tilmaameyn nin iyo naag oo lagu laakiin loogu talogalay khaniisiinta.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABIBEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Taram oo ciidanka u diyaariyay banaanbaxyada ka soo socda Minayabolis: aaway xoog ma isticmaalo

May, 30, 2020
Ilaa hadda lama maqal hay'adaha sheegta inay u ...

Axmed Karaash oo xaqiijay in bartiisii faysbuug hawada laga saaray

May, 29, 2020
Horjooge ku xigeenka Butlaan ayaa xaqiijay in bartiisii ...

Iiraan oo shidaalkii afraad gaysay Finansuweela iyo Taram oo baqay inuu taabto

May, 29, 2020
Booyadii afraad ee ay leedahay Iiraan ayaa gaartey ...

Laabla kaca lagu dhisay maamulka Butlaan ayaa ku tumashada keenay: Indhosheel

May, 29, 2020
Madaxweynihii hore ee Khaatumo Indhosheel oo hadda ku ...

Meydka 8 dhalinyara oo la soo dhigey deegaan u dhow Balcad

May, 28, 2020
Waxa dadka deegaanka Galooley ee u dhow Balcad ...

Dhacdooyinka

Barnaamijka doorka aqoonyahanka iyo saxafiga Faysal Abroone

May, 17, 2020
Maxaa u sababa in fatahaada webiga Shabeele uu ...

Maamulka Somalilaan oo sheegay in cudurka Kooro sii kordhey

May, 9, 2020
Afhayeen u hadlay maamulka Somalilaan ayaa sheegay in ...

Uhuru oo ka aargoostey Somalida Kiiniya iyo qaylo dhaan jirta

May, 7, 2020
Kadib fashilkii ku yimi siyaasada Kiiniya ee Somaliya ...

Cabi Axmed oo u digey Tigreyga raba inay qabsadaan doorasho

May, 6, 2020
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa u digey ...

Ciidanka xooga dalka oo hadda baacsada argagixisada

May, 5, 2020
Waxa caadi noqon jirtey in argagixisadu weerar ku ...

Xaafada Daami ee Hargeysa oo diidey quudhsi Muuse Biixi kula kacay: DAAWO waxa sababay

May, 4, 2020
Xaafada balaadhan ee Daami oo ah xaafadihii Hargeysa ...

Dhamaan bahda Araabinews oo tacsi u diraya ilma Faarax Cabdillaahi

May, 3, 2020
Dhamaan bahda Araabinews ayaa ka tacsi ka diraya ...