Thursday, July 18th, 2019
header

Afduub ka dhacay gobolka Galguduud iyo sida wax u dhaceen

Waxa gobolka Galguduud ka dhacay af-duub ay gaysteen argagixisada kooxda gaalaynta una gaysteen aabo iyo wiilkiisa deegaan aan ka fogeyn degmada Guri-ceel. Dadka deegaanka oo cabsi hayso ayaa la soo xiriiray laamaha amniga kana gudbiyay cabasho.



Sida dadka deegaanku sheegeen argagixisada kooxda gaalaynta ayaa sidii caadiga ahayd u yimi inay baad ka qaadaan, waxase abaha iyo wiilku go’aansadeen inayna bixin baada xaaraanta ah.



Qoryaa loola soo baxay sidiina way ku afduubteen lamana garanayo halka ay gaysteen ayuu yiri Jaamac oo goobjoogec ahaa. Argagixisada ayaa dila dadka baada u diida kuna tilmaama kuwa diinta ka baxay.

Maamulka degmada Guri-ceel ayaa sheegay inay gurmad ka daba direen muwaadiniintaas dhiigmiiratadu afduubatey.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Maxaa ka jira xasuuqa Somaliland sheegato: falaqayn Mustafe Martin

July, 17, 2019
Waa barnaamij lagu falanqaynayo maxaa Somalida markasta dib ...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay guddi su’aalo badan la iska weydiiyay

July, 17, 2019
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa magacaabay guddi su'aalo badan ...

Safiir muddo kadib loo magacaabay dalkaasi Maraykanka

July, 17, 2019
Muddo sanad ah kadib dawlada Soomaaliya ayaa safiir ...

Gaadiidley ku socotey gobolka Awdal oo diidey in ay bixiyaan lacago dheeraada

July, 17, 2019
Gaadiid aad u farabadan oo ka yimi Jabuuti ...

Faahfaahin dad shacaba oo lagu laayay shabeelaha dhexe

July, 17, 2019
Wararka ka imaanaya deegaan u dhow degmada Balcad ...

Dhacdooyinka

Gini ictiraaf ma siin karto Somaliland ee yaan dadka la wareerin: Dr Cali Khaliif (MAQAL)

July, 8, 2019
Siyaasiga rug cadaaga ee Cali Khaliif Galaydh oo ...

Itoobiyaankii labaad oo Iswidhan ku galay dhuumasho diyaaradeed

July, 7, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii nin loo malaynayo inuu ...

Xoolo dhaqato u adkaysan waayay baada argagixisada oo dagaal qaaday

July, 7, 2019
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya deegaan ka ...

Dulqaadkii waa naga dhamaaday ma ogolaan doono xadgudug lagu sameeyo qaranimada: Wasiir Axmed Ciise

July, 6, 2019
Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Axmed Ciise Cawad oo ...

Muuse Biixi wuxuu reer Awdal u yaqaan dameer aan ku fadhiyo: Maxamef Aadan

July, 3, 2019
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal Maxamed Aadan ...

Dhacdo laga anfariirey oo ay samaysay hooyo ku nool gobolka Sanaag

July, 2, 2019
Dadka deegaanka Buuraan ee gobolka Sanaag ayaa ka ...

Booliiska Ingiriiska oo xanibay socdaalka hooyo Somaliyeed gabadhna xoog uga qaatey

July, 1, 2019
Booliiska magaalada Bristol ee dalkaasi Ingiriiska ayaa socdalka ...