02/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afhayeenka beelaha Direed oo si adag uga hadley magacaabiistii wasiirada kilinka

Afhayeenka beelaha Direed Injineer Xuseen Maxamed Xasan iyo siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa si adag uga hadley magacaabiistii wasiirada gobolka Somalida ee Itoobiya oo loogu shubey hal beel.


Beelaha DIR ee ugu badan Somalida Itoobiya ayaa madaxa cusub ka siiyay ilaa 5 wasiir. Waxay ku nuux nuuxsadeen in talaabadani tahay mid loo qadey dhinaca iskuidirka halkii laga filaayay in nidaam saxa laga yagleelo ismaamulka.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OeHLaEviAbc[/embedyt]


ARAABINEWS