15/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Afhayeenka boqor Salmaan ee xasuuqa Yaman oo nin ku xidhi gaaray London

Afhayeenka u hadla boqor Salmaanka Sucuudiga ee xasuuqa ka wada Yaman ayaa London lagu dhex garaaci gaadhey lana xidhi gaadhey. Nin muwaadina ayaa ninkan madow xiri gaaray xaqna u lahaa waxase ka gaaray ilaaliadiisa.





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS