X

Agaasimaha isbitaalka Xayaad ee Boorama Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa oo tacsi u diraya ilma Maxamed Barkhad Miigane

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun agaasimaha isbitaalka Xayaad ee Camuud Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa iyo dhamaan dhakhaatiirta isbitaal Xayaad waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qaraabadii uu ka baxay Prof Maxamed Barkhad Miigane oo maanta ku geeriyooday Boorama..waxay marxuunka eebe uga baryayaan in uu janadiisa ka waraabsho ehelada iyo qaraabada uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Aamiin

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.