X

Beelaha Habar Muuse oo doortey suldaan guud iyo isla beri oo ay calaama saari doonaan+MUUQAAL

Boorama–Beelaha Habar Muuse oo la yiri waa dhowr beelood oo isku jira ayaa suldaan guud ku doortey Boorama isla berina (Salaasa) ku caleema saari doona deegaan u dhow xeebaha. Xaflad sidaasa ayaa ka dhacday Boorama.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.