Agaasimihii cadaalada Somaliland ayaa Muuse Biixi duhur cad kaga dhaqaaqay Burco. Agaasimaha oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed Maxamuud ayaa sababeeyay waxa ku kalifey inuu iscasilo.
” Waxaan ku taamaayay inaan ka tago maamulka judhiiba waayo waxa hogaanka u haya CIILQABAYAAL maalin wax ka qorey raadsanaya, waxana jirta cadaalad daro baahsan. Reer Burco ayaan ogeyn in Muuse Biixi joogo iyo in kale, ayagoo ka yaabay jeelka uu furayo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fks40wI_wN0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS