X

Askari mooto bajaajle diley oo gacanta lagu dhigey iyo waxa dilka keenay

Askari mooto Hindiile diley ayaa gacanta lagu dhigey  magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan iyo waxa dilka keenay. Dad aad u farabadan ayaa ka caroodey falkan foosha xun waxaynna xireen wadada uu dilku ka dhacay.


Gacanku dhiiglaha iyo marxuunka mooto Hindiile ama kudhi-kudhiilaha ayaa la sheegay inuu muran dhexmaray, waxa caado noqotey in askarta lala murmaa ay keento inay xabadda iska rogaan.

Gacanku dhiiglaha ayaa marku falku gaystey goobta ka baxsaday waxasw booliisku cadeeyeen inay gacanta ku ssoo dhigeen,.


Dadka ayaa dalbanaya in si dhaqsa ah loo dilo oo aan la sugin in waqti la lumiyo halka dadka qaarna leeyihiin waa in dhiig la bixiyaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.