Aljeeriya oo garaacday xulka dalkaasi Koofur Afrika oo gool kaga hormaray
Xulka dalkaasi Aljeeriya ayaa garaacay xulka kubada cagta ee dalkaasi Koofur Afrika tartanka sii xoogeysanaya ee ka dhacaya dalkaasi Igwatooriyad Gini. Koofur Afrka ayaa gool kaga hormartay waxase la yiri ciyari waa galin dambe waxana reer Aljeeriya isa soo habeeyeen kuna garaaceen 3 gool iyo hal.
Aljeeriya oo laga ciyaar fiicnaa daqiiqadaha badankooda ayaa ugu dambeyn ka faaiideysatay goolal ay cuneen ciyaaryahanada Koofur Afrika oo iyagu ahaa in ay badiyaan.
![_80378054_islamslimanigetty[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/80378054_islamslimanigetty1.jpg)
ARAABINEWS
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...