Allaa yarxamu Nakruumo maxay ka tiri taariikh nololeedkeedii
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanadii qaranka Faadumo Cali Jaamac (Nakruuma), waxayse ka warantey taariikh nololeedkeedii inta ayna geeriyoon kahor.
Bahda fanaaniinta iyo dhamaan ummada Somaliyeed ayaa tacsida ka direy geerida marxuumada oo lagu yaqaanay wadanimo dheer. Waxayna leedahay taariikh noloeed aad u dheer oo u badan guubaabada qaranka. Waxay ak mid ahayd fanaaniintii lagu aasaasey hoblada Waaberi.
VIDEO
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Warning : Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga
February, 28, 2021
Waa barnaamijka kaftanka siyaasada oo lagu lafogurey xaaladihii ...
February, 28, 2021
Waxa maalmihii u dambeeyay banaanbaxyo dadku iskood isku ...
February, 27, 2021
Waxa niyadjab xoogweyn ku dhacay Kiiniya iyo Imaaraadka ...
February, 27, 2021
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa qiratey markii ...
February, 27, 2021
Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa si toosa ugu ...
Warning : Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka
February, 7, 2021
Hawl-gal qorsheysan ayaa ciidanka xooga ee ku sugan ...
February, 7, 2021
Waxa afar deegaan oo hoos dega gobolka Shabeeaha ...
February, 6, 2021
Waxa magaalada Burco dil foolxun oo laga argagaxay ...
February, 5, 2021
Ciidanka Gorgor ee magaalada Samareeb ayaa hilfaha u ...
February, 4, 2021
Wasaarada beeraha Somaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg-dega ...
February, 2, 2021
Dhawaan ayasy ahayd markii Ismaaciil Cumar Geelle soo ...
February, 2, 2021
Ciidanka xooga dalka ee magaalada Samareeb ayaa soo ...