Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Afgudhiye ayaa Hargeysa ku geeriyooday. Abwan Axmed Siciid Afgudhiye ayaa si weyn looga yaqaanay dalalka Somaliya iyo Jabuuti.
Abwaanka aya mudooyin badan ku xanuunsanaa Boorama inkastoo marar loo qaaday Hindiya hadana waxay u muuqataa intii soo gashay. Abwaan ayaa lahaa xaas iyo caruur.
Bahda ARAABINEWS ayaa ka tacsi ka diraya geerida Abwaan Afgudhiye.
Hoos ka daawo hees ka mida heesihiisa caanka ah.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Y6vVwKT8UdU[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay