Allaha u naxariistee fanaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc oo Hargeysa ku geeriyooday
Fanaankii weynaa ee Maxamed Axmed Kuluc ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa halkaas oo fanaanku ku xanuusanaa in muddo ahba. Fanaanka ayaa ku geeriyooday isbitaalka magaalada Hargeysa.
Maxamed Axmed Kuluc ayaa lahaa taariikh faneed oo u balaadhan wuxuuna ka mid ahaa fanaaniintii xoriyada dalka qayb weyn qaatay una heesayay xoriyada iyo calanka.
Wuxuu ku jiray ruwaayado kuwii loogu jeclaa xilliyadii lixdamadkii todobaatanaadkii ilaa sideetankii inkastoo fanaanku burburkii dalka kadib in muddo ah ku noolaa dalka Ingiriiska.
Maahayn fanaan taariikhdiisa looga sheekayn karo hal bog waxana dhimashadiisa ka tacsiyaysay ummada Somaliyeed.
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...