X

Amiin Caamir oo sawir yaable ku muuijyay Axmed Madoobe

Farshaxanlaha caanka ah ee Amiin Caamir oo inta badan xaalada siyaasaded ee dalka ku muujiya farshaxankiisa ayaa horjooge Axmed Madoobe ku muujiyay sawir yaable.


Sawirka ayaa waxaa ka muuqda in Axmed Madoobe uu Gabaad siiyo Kooxda gaaleynta Muslimiinta ee Shabaab ee iyagu fuliyay xasuuq Kismaayo iyo kuwa kalaba.

Qaraxii argagixisadu ku xasuuqdey dadka aan waxba galabsan waxa ku dhintey 33 qof ayadoo ay jiran kuwo dhaawacyo xun qaba.


Sawirka hoose

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.