X

Xildhibaanadii Maraykanka ahaa ee Taram cunsureeyay oo jawaab bixiyay

Afarta xildhibaan ee xagjir Taram cunsureeyay ayaa ka hadley taageerada ay ka heleen shacabka. Taram ayay sheegeen inuu ku tuntey sharciga dalkaasi u yaala ee had iyo jeer ku sheegeen in loo siman yahay hadase uu dadkii dalka u dhashay leeyahay ka baxa.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.