Amisom oo ugu dambeyn qiratey inay dishey dad shacaba
Ciidanka Amisom ayaa ugu dambeyn qirtey inay dileen dad shacaba. Ehelada dadka la xasuuqay ayaa dalbadey in magdhow laga siityo dadka shacabka ahaa ee sida xun loo xasuuqay.
Amisom ayaa markii hore diidey inay dad shacaba dishay waxase dibedda soo dhigey eheladii dadkii la diley. Dadkan shacabka ah ayaa si xun loo galay ayadoo loogu tagey beerahooda.
”Intey dadkeenii shacabka aha xasuuqeen ayay kadibnaqarxiyeen miino si ay u daboolaan xasuuqa ay gaysteen ayuu yiri Maxamed Yoonis oo isagu la hadlay saxaafada xilligaas.
Amisom ayaa sheegtay in askartaas lagu maxkamadeyn dono Muqdisho laakiin ma sheegin in magdhow la siin doono.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...