X

Amisom oo war ka soo saartey warar sheegaya in goobo baneeyeen

Amisom ayaa war ka soo saartey warar sheegaya in ay banaysay goobo ay kaga sugnaayeen Koofurta dalka oo ka difaacaayeen dhiigmiiratada kooxda gaalaynta. Dawlada Somaliya ayaa aad u diciifa oo meelkasta ka jaban oo aanan awoodin inay iska caabiso argaguxuso haysata hubka ay haysato.


Masuul u hadley Amusom ayaa sheegay in kaliya ay jirto dib u habayn ee aan marnaba loo banayn argagixisads daaqad ay ka soo galaan dalka kuna dhibaateeyaan shacabka. Ciidan ka mida Amisom ayaa ka baxay gobolka Gedo.


Kiiniya ayaa rabtey inay cadaadis ku saarto Somaliya markey ka baxdey qaybo ka mida hobolka Gedo.

“”Marnaba ogolaan meyno in cadowgu soo galo goobo dalka ah ayuu yiri madaxa Amisom ee Somaliya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.