X

Amniga gobolka Banaadir cidna ugama daba fadhino: Gudoomiye Cali Yare

Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in maanta laga bilaabo ay u madax banaan yihiin amnigooda kadib markii farogelin joogta ah ay kala kulmeen 30 jir 30 milyan oo qas caadiya ula yimi. ”Waraaqaha uu qoraa kama shaqeeyaan gobolada dalka maxaa anaga na dul saaray ayuu yiri gudoomiyaha amniga gobolka Banaadir Cali Yare.


Hadalka gudoomiye Cali Yare ayaa imaanaya ayadoo ay hakiyeen banaanbax kooxda Xalane rabeen inay ka dhigaan magaalada Muqdisho. Haba yaraatee ma jirto wax banaanbaxa oo ka dhaca magaalooyinka kale ee dalka oo dhamaantood taageersan madaxweynha.



” inta doorashada socoto maamulka gobolka Banaadir ayaa u madax banaan arimihiisa amniga ,waxaan la mid nahay maamul goboleedyada ”Hadii warqada wasaarada amniga aysan ka shaqaynayn Bosaaso, Dhuusamareeb, Jowahar iyo Baydhabo majirto sabab Gobalka Banaadir culayska loo sii saaro ayuu raaciyay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.