X

Anaa Uhuru ku idhi u sheeg Axmed Madoobe: Waraysi xasaasiya

Laandheere Fahad Yaasiin ayaa si cad shaaca uga qaaday inuu Uhuru u sheegay in Axmed Madoobe oo fadhiya loo sheego in madaxweynihiisu yahay Farmaajo ee aanu ahayn Uhuru. Waraysiga qaybta labaad ee xasaasiya.




C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.