X

Waan ogeyn inaan Somaliya ka guulaysanay: Kiiniya

Kiiniya ayaa markanu dabaaldegtay qaadka uu Xasan Culusow u soo daayay sheegtayna inay marwalba ogaayeen inay Ka guulaysteen Somaliya. ” Maanta waxa farxad noo ah inaan caruurtayada korsan karno shaqaalaha dalkayaga iyo shacabkuna kor u qaadmi doono ayuu yiri madaxa qaadleyda.


“Guushu markasta waa noo cadayd ayuu yiri xildhibaan Kiiniyaana waayo Farmaajo hadaanu tegin wax uu ku tago ayaan tusi lahayn ayuu raaciyay xildhibaanku taas oo loo nacnaystey in saaxiibada Kiiniya ee kooxda Xalane sheegtayna beesha caalamka ayna Rabin Farmaajo.


” Kaadhka qabiilka si fiican ayuu noogu shaqeeyay haddana noogu shaqayn doonaa ayuu yiri xildhibaan kale oo guusha ku macneeyay mid ku timi dadaal wadajir loo qaaday.



Si kastaba ha ahaatee fadhiid Xasan Culusow oo u sujuuda Kiiniyaatiga waxa Isla maalintii la doorteyba loo sheegay inuu hore ka fasaxo qaadka mana ah wax maanta la fasaxay ayuu qabaa Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.