Hargeysa-Araabinews–Wasiirka boostada maamulka Siilaanyo Maxamed Jaamac Abgaal oo ka soo jeeda Awdal ayaa si gaara ugu sheegay saxaafada in maanta laga bilaabo ay isaga u taalo hawsha ka hortaga kacdoonka reer Adal ee ay hogaamiyaan Wabar iyo Cabdi Shide.
Fariin u khaas ahayd reer Awdal ayuu ku sheegay in ayna shaandho Jibriil Yoonis oo la afuufaa ee Samaroonku yahay hal. Siilaanyo ayaa u muuqda inuu qoslaayo marka uu maqlo hadalada Maxamed Abgaal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay