X

Aqoonyahan been weyn ku qabtey Ismaaciil Cumar Geelle soona bandhigey

ABROONE IYO BARNAAMIJ

Dhawaan ayay ahayd waraysi uu madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle uu siiyay wargeys ka soo baxa Faransiiska halkaana uu ku hadaaqay taariikh beena. Haddaba taariikhdaa beenta ee lagu qabtey ayaa shaaca ka qaaday aqoonyahan asal reer Jabuutiya Xuseen Ibraahim Xumad.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.