X

Aqoonyahan boodh isku qarin ku tilmaamey odayo Makaahiila (Samaroon) oo hadlay

Ayadoo dhalinyarada gobolka Awdal ay muddo u samreen hogaan xumo ka timi odayo sheeganaayay magacooda, ayay ku guulaysteen inay cududa iyo caqliga mideeyaan, una sheegaan odayadaas in xilligoodii dhamaaday.


Haddaba siyaasi C/raxmaan Maxamed Barkhad oo suldaan uu u ahaa suldaan Baade ayaa sheegay in ayna waxba ka jirin shirka jaraaid ee odayadu isku taageereen.

” Nama matalaan ayuu yiri wuxuuna raciyay miyuu Suldaan Baade iyo Saleebaan Xasan Xadi ahayn kuwii dhabarka ka jabiyay Suldaan Wabar.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.