X

Xildhibaanada Awdal ugu jira maamulka Somalilaan oo Muuse Biixi ka nixiyay

Xildhibaanada yar ee maamulka Somalilaan uga jira gobolka Awdal ayaa ka nixiyay horjooge Muuse Biixi. Xildhibaanadan oo hadlay ayaa sheegay in ayna marnaba ogolaan doonin in bilaa awood qaybsi lagu galo doorashadan.


”Weji gabaxan ayaa yimi ayadoo dhalinyarada gobolka Awdal u midoobeen sidii ay heeryada isaga tuuri lahaan xilli xerta Muuse Biixi u tafaxayteen in ay qayaalad ku kala jabiyaan.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.