November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Aqoonyahan da,yar oo qarxiyay been dhalinta reer Adal loo sheego iyo maxaa ka jira Borama waa hooyada Somaliland+MUUQAAL

WP_20150217_016Minasota–Aqoonyahan reer Adal oo reer Maraykana(Minasota) ayaa qarxiyay been loo akhriyo dhalinta reer Adal iyo maxaa ka runa Borama waa hooyada Somaliland. Aqoonyahankan ayaa xisaabta beenta ah ka yaabay ee lagu seexiyo dhalinta aan waxbadan ka ogeyn taariikhda gooni goosadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS