X

Araabinews oo hore uga warantey in kooxda beesha caalamku rabto la wareegida doorashada

Waxaan hore u sheegnay in kooxda sheegata beesha caalamka ay marwalba rabto in madaxweynaha talada haya uu xukunka ku wareejo koox ku meel gaara maadama ay gaarsiiyeen in waqtigu ka dhaco.


Waxayse ogeyn in iyaga waqtigu ku socdo oo madaxweynaha hadda talada haya marna ka ogolaan doonin in kooxda sheegata beesha caalamka iyo ajaanib kale soo kala dhexgalaan.

Shirka lagu qabanayo goob u dhow XALANE oo dawladu ka ogolaatey horjoogeyaasha fashilmey ee ay wataan kooxda beesha caalamka ee dawladu u dulqaadatey inay sidey doonaan ugu dheelaan doorashada, marnaba am imaanayso kooxda XALANE.


”Ilaa hadda wax faaiido ah oo u soo korodhey ma jirto aan kla ahayn inay dawladu ogolaatey in goob u dhow gaalada XALANE lagu qabto ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.