Kooxda xidigaha Hargeysa ee Nimcaan Hilaac, Xamdi Queen, iyo Maxamed ayaa wacdaro ka dhigey Muqdisho inkastoo la bilaabay waqti dambe. Barnaamijka oo soconaya laba saacadood ayaa waxa soo duubey telefishaka qaranka. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS.COM