X

ARAG dagaal toosa oo dariiqaysan iyo maleeshiyada Sucuudigu taageero oo kolba guri isku nabaya

Cadan–Ciidamada dawlada Yaman ee hormoodka ka yihiin Xuutiyiinta ayaa horumar ka sameeyay qabsashada Cadan oo gooni goosadka oo taageero ka helaya urur diimeedka Salafiga ee Sucuudiga. Maleeshiyada gooni goosadka ayaa kolba guri isku nabaya taas oo keentay in magaaladu uu soo gaadho burbur xoogleh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.