X

ARAG fadeexad maamulka Siilaanyo oo dawlad sheegta oo aan ogeyn cida kaga dhimatay xajka: sidaad u maqasheen

Masuul u hadlay maamulka Siilaanyo ayaa fadeexad la soo hor fadhiistey saxaafada una sheegay in ay sida dadku u maqleen iyaguna u maqleen in ay dhinteen afar ruux oo ka soo jeeda Somaliland afarna la doon doonayo. Somali ahaan guud ahaan lama sheegin wax badan oo dhintey. Xujaajta ka tagta Hareysa iyo Burco ayaa xajka ku taga magaca dawlada Somaliya wayna diidaan in ay been sheegaan markay soo noqdaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.