X

Farshaxanka Amiin Caamir ayaa qoraalkiisa ku muujinaya sida wuxuushnimada ah ee loo xiray fanaaniinta geeska

Farshaxanka Amiin Caamir oo kolba ku muujiya sawiradiisa wararka ugu waaweyn ayaa sawir kaga qaybqaatay sida wuxuushnimada ee maamulkla Hargeysa ula dhaqmay fanaaniin xora oo aan cidina biilin. Siilaanyo ayaa la sheegayaa in aanu ogeyn fanaaniinta xiran waxase aan la ogeyn cida ay u xiran yihiin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.