X

Reer Boorama Hargeysa iyo Burco ayaa ugu badan dadka Puntland u soo doonta baasaboorada: Wasiir qarxiyay

Wasiir ka tirsan maamulka Puntland oo la yiraa Cali Xaaji Warsame ayaa qarxiyay in dadka ugu badan ee baasaboorada u soo doonta Puntland ay ka yimaadaan Boorama, Hargeysa iyo Burco. Wasiirka oo ku faanayay in nidaamka federaalka ee Puntland jeceshay in ay u fasirato sida ay jeceshahay uu keenay in reer Boorama, Hargeysa iyo Burco u yimaadaan Puntland baasaboor iyo adeegyo kale halkii ay Xamar ka tagi lahaayeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.