Monday, May 20th, 2024
header










Meta







ARAG haween Somali ah oo si toosa uga hadlay sida jirkooda loo jarjartay xilliga gudniinka

Hooyo Somaliyeed iyo gabadh ay dhashay iyo gabadh ay sii dhashay ayaa si toosa uga hadlay sida jirkooda loo jarjaray xilliga gudniinka iyagoo ka hadlay in ay dareemaayeen jirkooda oo la goynayo. Dhinaca kale wadanka Afrikada bari ku yaal ee Gambiya ayaa madaxweynaha dalkaasi madnuucay gudniinka sheegayna in ay diinta shaqo ku lahayn. Haweenkan is dhalay ayaa ka qayb qaatay barnaamij Ingiriiska laga diyaariyay oo ku saabsan gudniinka.

Gudniinka ayaa dhowr nooca waxayna Somalidu isticmaashaa kan ugu xun kaas oo gabadhu khatar ku gasho oo xataa ayna awoodin in ay si caadiya u kaadido maadaama jirkeeda meelihii RABI ugu talagalay la ooday qaarkodna QODXO lagu toley sida haweenku sheegayaan.

Ujeedada sidan loo samaynayo ayaa ah dhaqan aan diin shaqo ku lahayn oo isla markaana jarjarid ku samaynaya JIDH RAbi abuurey uguna talogalay in uu qabto shaqooyin aad u muhiima oo ah in ilmo aduunyada la keeno iyo in GAF loo gaystey raaxada haweenaydu heli lahayd ee ah ABUUR Rabigeen ugu talogalay sida raguba u helaan. RABIGEENA abuurkiisa uma kala eexdo.

Waxaan ognahay in RABIGEEN abuureen jir haddiiba la jarjarayo.

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...