November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG hooyo Somaliyeed oo ku dul umushey markab laga badbaadiyay badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga

Qoxootiga Yurub ku qulqulaya ayaa keenay dhacdooyin aad u farabadan hooyo Raxma Abukar waxay ku dul umushey markab ay badbaadiyeen maraakiibta reer Yurub siiba Ingiriiska ee jooga badda loo yaqaan midhatareniyanka. Hooyadan iyo ilmaheeda ayaa helay daawo caafimaad waxana loo gudbiyay markab u socday Talyaaniga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM