X

ARAG muuqaal cusub oo ku saabsan xasuuqii Tuunisiya iyo gacan ku dhiiglihii oo abaalkiisa la mariyay

Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay in hal mirir oo aamusnaana loo samayn doono dalxiisayaashii Ingiriiska u badnaa ee lagu xasuuqey Tuunisiya iyadoo dawlada Tuunisiya qaaday talaabooyin ay kuaga hortagayso in argagixisadu was u dhimaan nolosha shacabka. Muuqaalka aad arki doontaan waxa ku jira dhiigyacabkii oo la abaalmariyay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.