X

Banaanbaxyada uu abaabulayo C/welli Gaas ee ka dhanka Xasan Sheekh iyo Jawaari oo ka socda Gaalkacayo iyo sawirada oo la feedhay

Gaalkacayo–Banaanbaxyada uu abaabulayo C/welli Gaas ayaa ka socda Gaalkacayo qaybta Puntland maamusho iyadoo sawirada madaxda dalka sida Xasan Sheekh iyo Jawaari lala dhacayo kab iyo bud iyo feerar. Puntland ayaa hadda leh Xasan Sheekh wuxuu u baahan yahay fiise in uu soo qaato waxayna ka caraysan yihiin dhul ay dareensan yihiin in lagu darayo maamulka gobolada dhexe ee isaga laftiisa muranku ka taagan yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.