X

ARAG Muuqaal dhamaystiran aas aan loo kala hadhin oo Boorama loogu sameeyay marxuun Xaaji Daahir Cilmi

Allaha u naxariistee waxa aas aan loo kala hadhin loo sameeyay marxuun Xaji Daahir Cilmi oo manta ku geeriyooday Boorama. Marxuun Xaaji Daahir ayaa ka mid ahaa ruug cadaaga umada Somaliyeed aadka u tabayso isagoo ka soo qayb qaatay halganadii dalka soo maray.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.