X

Arag muuqaal qaybtii labaad bandhigii xadaarada Adal ee sida qurxoon uga dhacday London+ciyaaro

Waa qaybtii labaad bandhigii xadaarada reer Adal oo buugaag ka mida lagu soo bandhigey. Qaybtan labaad ayaa ah hadaladii inta hadhay iyo qaybtii la sugayay ee ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ee bulshadu caanka ku tahay.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.