X

Gudoomiyaha Siilaanyo u fadhiya Laascaanood oo Xudun ku qalday Khaatumo iyo buuq ka dhashay+MUUQAAL

Laascaanood–Gudoomiyaha Siilaanyo ugu magacaaban degmada Laascaanood ayaa ka hadlay halka hamigiidsu jiro isagoo ciyaar kubadeed oo Xudun qaaday ku tilmaamey mid Khaatumo qaaday iyo buuq iyo sawaxan iyo foodhin goobtii ka dhacday isagoo xataa wada raaligelinta. ”Waxa la maqalayaa isagoo leh war demadu maxay ahayd”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.