22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG qayb kale oo ku saabsan booqashada Prof Cali Khaliif ee Balicad: heeryada markaan tuuro

Deegaanka Balicad waxa wali ku sugan madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif wuxuuna tilmaamay in uu jeclaaday deegaanka oo ay ka jirto barwaaqo ayna haysan meelaha kale..waxa kale oo goobta loogu duceeyay dadkii ku dhintey dagaalada iyo gabay goobta laga tiriyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM