X

ARAG Siilaanyo oo halka uu tagayo ku sheegay Woqooyiga Ayrland oo ah gobol ka mida Ingiriiska

Siilaanyo ayaa ka u dhoofay Imaaraadka isagoo ku sheegay halka uu tagayo Woqooyiga Ayrland oo ah gobol ka mida Ingiriiska isagoo ujeeda jamhuuriyada madaxa banaan ee Ayrland. Suaalaha ayaa sida caadiga ah ka caagan in la waydiiyo iyagoo uu agjogay Dhuxul oo gaadh ka haya suaalaha la waydiinayo. Nin Ingiriiska ka dhiiban oo ah lagu magacaabo Axmed Faarax Cadalle ayaa maanta xidhey fanaaniinta xidigaha lamase garan karo cida amarka bixisey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.