X

Barnaamijka Hereri iyo Hargeysa oo doorkan lagu soo qaatay suldaan aqoonyahan noqdey iyo ruwaayad nolosha ah

Barnaamijka Hereri iyo Hargeysa ayaa doorkan lagu soo qaatay arimo xiise leh oo ay ku jirto ruwaayad ka hadlaysa nolosha reer baadiyaha iyo sida ay u baylahsan yihiin..waxa kale oo ku jira suldaan afar xaasleh ah oo hadda noqdey aqoonyahan.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.